#21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents

Ladnaan Podcast - Podcast készítő Fatumo & Sagal

Kategóriák:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadan waxaan idiin soo bandhigi doonaa wareysi aan la yeelanay waalidiin ilmahooda keligooda korsanaya, caqabadaha ay la kulmeen iyo waxyaabaha u fududeeyay. Waxay kaloo waalidiintaan nala wadaageen talooyin aad iyo aad u wanaagsan oo uu waalid walba u baahan yahay. Dhageysi wacan.

Visit the podcast's native language site