Ladnaan Podcast

Podcast készítő Fatumo & Sagal

Kategóriák:

62 Epizód

  1. # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh

    Közzétéve: 2024. 11. 17.
  2. # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh

    Közzétéve: 2024. 09. 23.
  3. # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe

    Közzétéve: 2024. 09. 01.
  4. #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse

    Közzétéve: 2024. 08. 18.
  5. #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

    Közzétéve: 2024. 06. 11.
  6. #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

    Közzétéve: 2024. 05. 19.
  7. #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

    Közzétéve: 2024. 04. 21.
  8. # 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

    Közzétéve: 2024. 02. 26.
  9. # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

    Közzétéve: 2024. 02. 18.
  10. # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.

    Közzétéve: 2023. 11. 15.
  11. #51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka

    Közzétéve: 2023. 10. 15.
  12. # 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?

    Közzétéve: 2023. 09. 10.
  13. # 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada

    Közzétéve: 2023. 08. 20.
  14. # 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan

    Közzétéve: 2023. 07. 07.
  15. # 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada

    Közzétéve: 2023. 06. 11.
  16. # 46: Daryeel Bulsho - Wareysi aan la yeelanay Qoraaga Abdukadir A. Mursal

    Közzétéve: 2023. 05. 21.
  17. # 45: Bisha Ramadan iyo sidaan u kobcin lahayn qoyska

    Közzétéve: 2023. 03. 19.
  18. #44: Waa maxay Burn-out? Sideena looga hortagi karaa?

    Közzétéve: 2023. 03. 04.
  19. #43: Sideed tahay adiga waalidka ah ee caruurta yar-yar haysta?

    Közzétéve: 2023. 01. 22.
  20. # 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?

    Közzétéve: 2023. 01. 02.

1 / 4

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast

Visit the podcast's native language site