#27: Dhalinyarada iyo caafimaadka maanka – wareysi aan la yeelanay Asma Dhamac
Ladnaan Podcast - Podcast készítő Fatumo & Sagal
Kategóriák:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa caafimaadka maanka iyo cudurada ku dhaca dhimirka/maanka ee dhalinyarada. Waxaan wareeysanahay Asma Dhamac oo ku taqasustay cilmi nafsiga, una ololeysa sida ay bulshada Soomaalida u fahmi lahaayeen caafimaadka iyo cudurada ku dhaca maanka. Waxay xalqadeena Asma kaga hadleysaa sideey dhalinyarada iyagana u ogaan lahaayeen caafimaadka maanka iyo waxyaabaha ay sameeyn lahaayeen si ay uga hortagaan. Waxay kaloo Asma ka...