#44: Waa maxay Burn-out? Sideena looga hortagi karaa?

Ladnaan Podcast - Podcast készítő Fatumo & Sagal

Kategóriák:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalaqadeenaan waa xalqad ay dhageystayaal badan naga codsadeen inaan wax ka sheegno. Mawduuca maanta aan soo qaadaneyno waa Burn-out. Waxaanu xalqadaan kaga hadleynaa calaamadaha lagu garto, marxaladaha kala duwan iyo waxaad ka qaban karto.Haddaba waxaan dhageystayaasheena xusuusineynaa in markaan calaamadaha sheegno kadib aysan bilaabin ineeysan diagnos isku sameeyn. Hadaad shaki iska qabto la xiriir dhaqtarkaaga ama raadso dhaqtar. Hee...

Visit the podcast's native language site