#38: Sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka
Ladnaan Podcast - Podcast készítő Fatumo & Sagal
Kategóriák:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadleynaa sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka. Caruur badan ayaa dhacda in isbuuc ama dhowr isbuuc kadib iskuulkii naca oo yiraahda ma rabo inaan iskuulka aado. Sababaha keentana weey badan tahay. Xalqadeenaan waxaan kaga hadleynaa xalalka uu waalidka sameeyn karo markeey caruurtiisa ka caajisaan iskuulka ama ay diidaan ineey sameeyaan waajibaadyada looga soo diray iskuulka. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba ...