#30: Maxaynu ka faa'iideysanay xalqadihii lasoo dhaafay?
Ladnaan Podcast - Podcast készítő Fatumo & Sagal
Kategóriák:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaanu hore uga hadalnay taxanihii lasoo dhaafay Isbadalka dabeecadaha iyo habdhaqanka ku yimaada ciyaalka da’da 13-18 jirka ay, iyo caafimaadkooda maanka.Waxaanu waraysanay Asma oo psychologist ah iyo Hanna oo ah registered nurse kuna takhasustay caafimaadka maanka iyo dhimirka.Xalqadani waa gunnanadka taxanahaa aanu soo qaadanay iyo inaan faadumo iyo aniga oo sagal ah aanu soo koobno falaqaynteenii, ra’yigeenii iyo wixii aanu ka faa’iiday...