129 Epizód

  1. MW SHEEKH SHARIIF AYAA KA HADLAY KHILAAFKA KGS IYO DOWLADA FADERAALKA

    Közzétéve: 2024. 09. 04.
  2. RW HASSAN KHAIRE AYAA KA HADLAY KHILAAFKA DOWLADA IYO KGS

    Közzétéve: 2024. 09. 04.
  3. SHIRKAD LAGU WAREEJIYAY HAWADA IYO DOYAARADAHA SOOMAALIYA

    Közzétéve: 2024. 09. 03.
  4. RW HAMZE SU’AAL ADAG LA WAYDIIYAY ?

    Közzétéve: 2024. 09. 03.
  5. SHIINE CULAY SAFIIRKA CUSUB EE DALKA UAE IMAARAATKA CARABTA

    Közzétéve: 2024. 09. 03.
  6. ETHOPIA YAA DALKA KEENAY GOOR MAASE LA KEENAY ?

    Közzétéve: 2024. 09. 03.
  7. REYSUL WASAARAHA MUXUU KA DHAHAY DADKA NAAFADA SOMALIYEED

    Közzétéve: 2024. 08. 23.
  8. SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIDA TALIYAHA CUSUB EE NISA,

    Közzétéve: 2024. 04. 05.
  9. BURCAD BADEED LAGU AABTAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    Közzétéve: 2024. 03. 18.
  10. MAREYKANK AYAA SOOSAARAY LIST SHAQSIYAAD SOOMAALI AH EE LA CUNAQABATEEYAY

    Közzétéve: 2024. 03. 18.
  11. ARGAGIXIYE TAAKEEYE AYAA MAXKAMADA CIIDAMADA KASOO MUUQDAY

    Közzétéve: 2024. 03. 18.
  12. DHAQTAR KENYAN AH SOOMAALIYA KA HOWL-GALA AYAA BEER KA SAMEESTAY DEEGAANKA

    Közzétéve: 2024. 03. 18.
  13. MW XASAN SHEEKH ERITERIA CIIDAMADA UU KA KEENAYO WA NUUCEE

    Közzétéve: 2024. 03. 18.
  14. MW SOOMAALIYA XASAN SHEEKH TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KAMIDA CIIDAMADA GORGOR EE XOOGA DALKA

    Közzétéve: 2024. 03. 08.
  15. WARAYSI GAAR AH MW XASAN SHEEKH SIIYAY TRT TVGA TURKIGA ,ARIMAHA HISHIISKA DIFAACA TURKIGA IYO SOOMAALIYA, ETHOPIA IYO SOMALİLAND,

    Közzétéve: 2024. 03. 08.
  16. ETHOPIA CIIDAMA KUMANAAN AH SOO DHOOBTAY XADUUDA SOOMAALIYA.

    Közzétéve: 2024. 03. 03.
  17. ETHOPIA AIRLINES AYAA BEENISAY WARKII BBC QORTAY IYO DOORKA WASAARADA GAADIIDKA IYO DUULISTA SOOMAALIYA

    Közzétéve: 2024. 03. 03.
  18. KENYA KOBCINAYSA ILAHEEDA DHAQAALE.

    Közzétéve: 2024. 03. 03.
  19. SAFIIRKA DOWLADA INGIRIISKA U FADHIYA SOOMAALIYA AYAA HARGEYSA KULA KULMAY MW MUUSE BIIXI.

    Közzétéve: 2024. 03. 03.
  20. Sideee ayaa Madaxweyne Xasan Sh loogu Soo dhoweeye Nairobi Kenya

    Közzétéve: 2024. 02. 28.

1 / 7

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….