Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka
Xidhiidhada Nolosha Podcast - Podcast készítő Amaal Haybe - Keddek
Kategóriák:
Fariin ii reeb :) Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
