Dib ugu noqoshadii Hargeysa
Reer Guuraa - Podcast készítő Muna iyo Shukri
Kategóriák:
Luuqada soomaaliga sidee ugu fudud ee lagu baran karaa? Su'aashaas iyo qaar kale oo badan, waxaan waydiinay Mushtaaq oo qaybtan marti noogu ah. Mushtaaq waxay ku dhalatay qurbaha, waxay muddo 8 sanno ah soo joogtay Hargeysa.
