Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad
Radio Deegaan Codka Geeska - Podcast készítő Deegaan Codka Geeska
Kategóriák:
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
