TAARIIKHDA CILMI BAADHISTA SOOMAALIDA | CABDIRASHIID JEENI
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada - Podcast készítő Baraarug Books
   Kategóriák:
Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
