129 Epizód

  1. Germany LACAGTA CAYRTA LAMA XAWILI DOONO

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  2. ABİYE MARKALE HORTAGAY BARLAMANKA ETHOPIA AYAA HANJABAY

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  3. GERMANY, GABAR TOOREEY LAGU GALIYAY

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  4. BELED XAAWO DAD OROMO AYAA LAGU LAAYAY

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  5. GERMANY FUDUDAYSEY DHALASHADA JARMALKA

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  6. GERMANY, AQALKA SARE AYAA ANSIXIYAY SHARCIGA DHALASHADA JARMALKA

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  7. GIANNI INFANTINO MADAXWEYANAHA FIFA AYAA AMAANAY CAYAARAHA SOOMAALIYA

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  8. BAHDIL: DOOD LAGU BAHDILAY QOF SOMALİLAND AH

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  9. MW XASAN SHEEKH SHILKII ITALIA IYO HADAL ADAG UU YIRI

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  10. MACALIN SCHOOL AYAA LAGU DILAY MUQDISHO WADAJIR.

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  11. XERADA G.GORDON QASAARE XOOG LEH AYAA LAGA SHEEGAYAA.

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  12. OROMO LAGA TARXIILAY BOOSAASO PUNTLAND

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  13. SARAAKIISHA IMAARAATKA CARABTA EE LAGU LAAYAY XERADA G,Gordon

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  14. AKRAM CAFIIFA DABAAL DEG QURUX BADAN SAMEYEY GUUSHII QATAR KOOBKA ASIA

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  15. GUDIGA WAX-KABEDELKA DASTUURKA AYAA SOO JEEDIYAY

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  16. ABİYE AHMED TAHRIIB KU GALAYA SOMALİLAND.

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  17. IVORY COAST AYAA KU GUULAYSATAY AFRICAN CUP OF NATIONS 2024

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  18. MW XASAN SHEEKH XILIGII MUCAARADKA AHAA DASTUURKA MUXU KA YIRI.

    Közzétéve: 2024. 02. 12.
  19. Police soomaaliya abaal Marin ku bixinaya eedeysanayaal baxsad ah

    Közzétéve: 2024. 02. 10.
  20. Hishiiska soomaaliya iyo Turkiya ee difaaca iyo dhaqaalaha Maxa ku xusan

    Közzétéve: 2024. 02. 10.

3 / 7

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….