SE04EP04 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 1
Codka Ubax - Podcast készítő Ismaaciil C Ubax

Kategóriák:
Send us a text Waxa aannu dalxiis ku tegaynaa gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daalo. Barnaamijku waa laba qaybood. Qaybta labaad waxa ay ku soo bixi doontaa barnaamijka kan xiga. Nala dalxiis. Dhegaysi wacan! Support the show